Wednesday, June 25, 2025

C/raxmaan C/shakuur Warsame oo Farriin culus & Digniin u diray Dowladda Somalia [Daawo- Shirka Jaraa’id]

Waxaa hadda shir jaraa’id qabanaya siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda ay hor joogsadeen xaflad uu qaban lahaa.

Shirka jaraa’id ayuu uga hadlayaa xaalada maanta dhacday iyo faahfaahin ku saabsan xuska baroordiiqda ahaa ee ay maanta qorsheeyeen inay qabtaan. Wuxuu ka digay in gacanta laga qabto madaxda dowladda ee u dhaqmaya sida dhalinyarrada, isagoo sheegay in cabsida ay ka qabaan xisbigiisa ay muujineyso awoodda shacabka.

HOOS KA DAAWO

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON