Waxaa magalada Gaalkacyo kusoo gabagaboobay tartanka culus oo loo galay kursiga HOP095 oo ay ku loolameen 3 musharax.
Wareegii labaad waxaa isugu soo haray labada musharax ee kala ah:
Wareegiii koowaad ayaa si adag loogu loolamay, waxayna natiijadiii noqotay inay musharixiinta codadkda u kala helaan, sida soo socota.
1- Maxamed Saciid Faarax: wuxuu helay 47cod .
2- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa helay 54 cod
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu kursiga ku guuleystay C/raxmaan Maxamud Maxamuud.
Tartanka kursigan ayaa ahaa kii ugu adkaa doorashada dadban, waxaana lagu kala qaaday 4 cod oo kaliya.
