Tuesday, June 24, 2025

CAAWA & ISBEDELKA MAGAALADA MUQDISHO: Maxaa ku cusub..? [Daawo Sawirro]

Magaalada Muqdisho ayaa caawa laga dareemayaa isbedel dhinaca bilicda ah kadib markii maamulka Gobolka Banaadir uu nalal fara badan ku qurxiyay bartamaha magaalada.

Taaladda SYL ayaa nalal midabyo kala duwan leh lagu iftiimiyay caawa oo si weyn looga hadal hayaa caasimadda, halka wadooyinka waaweyn lagu xardhay boorar waaweyn oo ku saabsan xuska maalinta dhalinyarada ee 15ka May.

Xuska 15-ka May ee sanadkan ayaa ka duwan dabaaldegyadii hore, waxaan muuqata in maamulka Gobolka Banaadir uu culeys saarayo xuska sanadkan.

“Waxaan ku faraxsanahay in Muqdisho diyaar garow xoog leh ugu jirto dabaal-degga lagu xusayo maalinta Taariikhiga ah ee SYL..” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay xaaladda ay gashay caasimadda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON