Wednesday, June 25, 2025

Cabdi Qeybdiid oo weerar ku qaaday socdaalka Ra’iisal wasaare Cumar C/rsahiid ee Cadaado

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ka hor yimid socdaalka uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ku tegay magaalada Cadaaado.

Cabdi Qeybdiid ayaa socdaalkaasi ku tilmaamay mid macno darro ah, isagoo sheegay in xiisada colaadeed ay jirtay ilaa Bishii hore ee September  xiligii Mareykanku xasuuqay ciidamada Galmudug isaguna uu Puntland ku sugnaa xilligaasi oo aanu waxba ka qaban.

qeybdiid
Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)

Cabdi Qeybdiid ayaa is weydiiyay inuu maanta maqlay colaadda Gaalkacyo, isagoo maqlayay khariban ee ka soo yeeraya tolkiisa, wuxuuna meesha ka saaray inuu xal u keeni karto arrinta Gaalkacyo.

Ujeedada socdaalka Cumar C/rashiid ee Cadaado ayuu ku tilmaamau mid salka ku haya olole maadamaa  uu yahay Musharax Madaxweyne.

Cabdi Qeybbdiid ayaa ugu baaqay dadka Galmudug inay ku banaanbaxaan Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON