Wednesday, June 25, 2025

Cabdi Xaashi oo Qeylo-dhaan kasoo saaray Guddiga Doorashada Dirta Waqooyi ee Xukuumaddu magacawday

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ku gacan seyray Guddiga Doorashooyinka ee kasoo jeeda Somaliland oo uu xalay magacaabay Ra’iisal wsaaaraha xukuumadda Soomaaliya.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay in xubnaha ay Xukuumadda soo magacawday aanay garaneyn qaarkood dhex dhexaad aheyn oo aan lagu kalsoonaan karin, lana garaneyn meelaha laga keenay, inta la gartayna ay ka tirsan yihiin Shaqaalaha Madaxtooyada, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Hay’adda NISA.

Wuxuu dalbaday in arrintan lasoo farageliyo oo dib loogu celiyo talada iyo xulshada Guddiyadooda xildhibaannada Dirta Waqooyi oo loo sameeyay sida uu yiri Maamul iyo nidaam ka madax bannaan faragelin siyaasadeed.

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON