Monday, July 14, 2025

Cali C/llaahi Cosoble: “Xaafado ka tirsan Huriwaa iyo Kaaraan waxay ka tirsan Hirshabeelle..” [DHAGEYSO]

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosonle ayaa sheegtay in qeybo ka mida magaalada Muqdisho ay hoos tagaan maamulkiisa.

Isagoo dhowaan ka hadlayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beledweyne ayuu sheegay in qeybo ka mida degmooyinka Heliwaa iyo Kaaraan ay ka hoos tagaan kana tirsan yihiin maamulka Hirshabeelle.

Wuxuu ka hadlayay xuduudaha maamulada dalka, isagoo ku eedeeyay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya inay boobtay wakiiladii maamulkiisa u meteli lahaa shir ka dhacay magaalada Muqdisho .

Dhageyso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON