Thursday, June 26, 2025

Cali Gacal Casir: “Waa wax lala yaabo in Dad shacab ah oo lasoo ururiyay ay xil naga qaadaan…” [Dhageyso]

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay inuu la yaabay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay.

Wuxuu sheegay in goobta la sheegay in xilka looga qaaday uu isagu ku sugnaa, isla markaana ay joogeen ilaa 23 xildhibaan, balse lagu soo daray dad shacab ah, taasina ay tahay wax lala yaabo.

“Dad shacab ah oo la soo ururiyay xil nagama qaadi karaan, ninka guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka lagu sheegay waa xildhibaan caadi ah mar hore ayaa xilkii laga qaaday..” ayuu yiri Guddoomiye Casir oo  u warramay mid ka mida idaacadaha Muqdisho.

 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay inay muddo dheer hor taagnaayeen burburinta Galmudug, ujeedkuna yahay in maamulkaas la dumiyo.

DHAGEYSO GUDDOOMIYE CALI GACAL CASIR

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON