DHAMAAN UMADDA MUSLIMIINTA WAXAAN LEENAHAY CIID WANAAGSAN, HAMBALYADA CIIDUL FITRIGA
Waxaan idin soo xulnay Heesaha Ciida siiba kuwii hore ee qaraamiga ah, Hoos ka dhageyso hadba heestii aad dooneyso iyo dooqaada.
CIID WANAAGSAN KULU CAAM WA AMTUM BILKHEYR
Heesta ciida Maxamed Suleymaan Tubeec: Waa maalin ciidoo
Hees kale Tubeen Alla maanta ayaanta
Heesta ciida Maxamed Axmed Kuluc
Heesta ciida Maxamed Yusuf : Anagu ciidnaye idinkuna ciida
Heesta ciida Fu’aad Cumar
Goobjooge.com