Monday, June 23, 2025

Ciidamada Ahlu Suna oo sii deysay Ugaaska Beesha Ceyr iyo Bannaanbaxo ka dhacay Guriceel

Wararka laga helayo magaalada  Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna ay sii daayeen oo dib xoriyadiisii ugu celiyeen Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo maanta ay kasoo celiyeen garoonka Guriceel oo uu doonayay inuu ka dhoofo.

Bannaanbaxyo rabshado watay ayaa ka dhacay Guriceel, waxaana dadka isu soo baxay ay dalbanayeen in degdeg loo sii daayo Ugaaska, arrintaas oo keentay in Ugaaska la fasaxo, laakiin loo diiday inuu dhoofo.

Madaxda Ahlu suna ayaa xaqiijisay inay xoriyadiisa u celiyeen Ugaaska, waxaana xaaladda magaalada Guriceel lagu sheegay mid degan kadib shaqaaqadii ka dhacday degmada.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON