Thursday, July 31, 2025

Ciidamada AMISOM & kuwa Jubba oo qabsaday tuulo u dhow Baardheere

War hadda soo dhacay oo ka yimid  gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay la wareegeen deegaanka Tarako oo 50-km dhinaca Galbeed ka xiga magaalada Baardheere oo ah xarunta ugu weyn ee Alshabaab.

Baardheere

Ciidamada huwanta  ayaa kasoo dhaqaaqay deegaanka Faafax-dhuun, iyadoo tuulada Takaroay  isku xirto magaalada Baardheere iyo degmada Ceelwaaq ee ku taala xuduudda dalka Kenya.

Dhinaca kale waxaa Baardheere ku wajahan ciidamada Itoobiyaanka oo jihoyoin dhowr ah ka weerarayta magaalada Baardheere.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON