Tuesday, June 24, 2025

Ciidamada Danab oo gacanta ku dhigay Madixii Alshabaab u qaabilsanaa Dilalka Qorsheysan

Ciidanka Danab ee kumaandooska Xoogga dalka ayaa la sheegay inay howgal qorsheysan kusoo qabteen Madixii Alshabaab u qaabilsanaa Khaarijinta iyo Dilalka qorsheysan.

Howlgalkan ayaa ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/HOose, sida ay shaacisay idaacadda ciidamada waxaa howlgalka lagu soo qabtay Madaxii guud ee dilalka qorshaysan ee Al-shabaab oo ciidamada ay ugu dhaceen gurigiisa, kaasoo lagu lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Sheekh Cali.

Saraakiisha ciidamada Danab ayaa sheegay in howlgalkaan uu ahaa mid si weyn loo qorsheeyay markii laga helay inuu habeen hore soo gaaray degmada Wanlaweyn oo Guri ku yaalla uu ku degay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON