Tag: Howlgal

Ciidamada Xoogga Dalka oo Degaano Cusub kala wareegay Alshabaab

Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay degaano cusub oo ay Alshabaab ka talinayeen, kuwaasoo ku yaalla xadka labada...
Kumaandooska Soomaaliya & Mareykanka oo u gurmaday ciidamo AMISOM

Ciidamada Danab oo howlgallo ka wada duleedka Aw-dheegle & Alshabab oo..

Ciidamada Danab ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey agagaarka degmada Aw-dheegle oo ay shalay ka qabsadeen maleeshiyaadka Alshabaab, iyagoo howlgallo ka wada...

Xubno lagu tuhunsan yahay inay Dilal qorsheysan ka fuliyeen magaalada Muqdisho oo la qabtay

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in xubno lagu tuhunsan yahay falal lagu dilal ah oo dad lagu khaarijiyey dad kala duwan...
Ciidamo gaara oo Ingiriisku tababaray oo howlgal ka bilaabay

Ciidamada NISA oo Xubin ka tirsan Ururka Daacish ku qabtay howlgal ka dhacay magaalada...

Ciidamada Nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay in howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ay klu soo qabteen xubin ka tirsan Daacishta...

Faahfaahin: Dad ka badan 70 Qof oo lagu qabtay howlgallo ka dhacay Muqdisho &…

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay howlgallo maalmihii ugu denbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo agagaaarkeeda, iyadoo lagu qabtay dad ka...

Ciidamada Amniga oo howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan Muqdisho & Dhalinyaro la qabtay..

Ciidmada Amniga ayaa xalay howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir, markii ciidamada Booliska ay galeen...
Ciidamo gaara oo Ingiriisku tababaray oo howlgal ka bilaabay

Howlgal ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha iyo Xubin Shabaab ah oo lagu qabtay.

Howlgal ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ayaa lagu soo qabtay xubin ka tirsan Alshabab, sida lagu sheegay war kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida...

Xubin ka tirsan Amniyaadka Alshabab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Muqdisho

Ciidanka nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay inay qabteen xubin ka tirsan amniyaadka Alshabaab ah oo ka howlgeli jiray degmooyinka Yaaqshiid...

Weriye ka mid noqday Dhalinyarro lagu qabtay howlgal oo Facebook live soo galay [Daawo]

Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa caawa howlgal ka sameeyay xaafadad Taleex ee degmada Hodon, iyadoo lasoo ururiyey dhalinyarro fara badan oo ku...

Ciidamada amniga oo soo bandhigay Miinooyin, Bistoolado & Bambooyin lagu qabtay. [Sawirro]

Ciidamada Amniga ayaa caawa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Nin ka mida Alshabaab degaanka...

Ciidamada Dowladda oo baaritaan ka sameeyay Masjid Caan ka ah Muqdisho & Imaamkii oo...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo gaara ay galeen masjid caan ah oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha, iyagoo baaritaan...

Ciidamo Fara badan oo lagu daadiyey Qeybo ka mida magaalada Muqdisho & Howlgal….

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay xalay qeybo qaaro ka mida Isgoysyada iyo koontaroolada magaalada...

Ciidamada Amniga oo soo afjaray weerarkii Wasaaradda Shaqada & Dableydii Alshabab oo lagu dilay

Ciidamada Amiga dowlada Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii dableyda Alshabaab ku galeen xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee degmada Shangaani, magaalada Muqdisho.

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabteen horjooge ka tirsanaa Amniyaadka Alshabab

Ciidamada Amniga ayaa sheegay inay qabteen horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka tirsanaa qeybta amniyaadka ee qaabilsanaa khaarijinta.

Dil ka dhacay magaalada Muqdisho & Ciidamada Amniga oo howlgal ka sameeyay xaafado ka…

Ciidamada Booliska ee caasimadda Muqdisho ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab.

Howlgal ka dhacay Muqdisho oo lagu soo qabtay xubno Alshabaab u fududeeya Qaraxyada

Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada amniga ka fuliyeen magaaladda Muqdisho shalay 18-ka Maarso ayaa la sheegay in lagu soo qabtay labo xubnood...

SAWIRRO: Muuqaalka uu reebay Weerarkii ugu waqtiga dheeraa ee Alshabab ku qaado Hoteelada Muqdisho

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn soo afjaray weerarkii ugu waqtiga dheeraa ee maleeshiyada Al-Shabaab ku qaado dhismooyin iyo Hoteelo jku yaala...

Ciidamada Amniga oo howlgal culus ku qaaday xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa Caawa howlgal xoog leh ku qaaday xaafado ka tirsan degmada Wardhoogley magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa ka socda Xaafadaha Laba-dhagax, Cali...

Howlgal Ciidamada Xoogga Dalka qaadeen oo lagu soo qabtay miinooyinkii ugu badnaa [Sawirro]

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa weerar ku qaadeen saldhig Al-shabaab ku lahaayeen degaanka Kobo ee Gobalka Jubbada Hoose ku burburiyey...

Faahfaahin: Dil ka dhacay Degmada Afgooye iyo Ciidamo fara badan oo loo diray

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay qof shacab ah ku dileen halkaasi. Dilka ayaa xalay xaafada Waanjeel...
error: Content is protected !!