Monday, July 14, 2025

Ciidamada dowladda oo dhexdooda ku dagaalamay Degmada Balcad & Wararkii ugu danbeeyay

Wrarka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray  ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa dagaal culs isaga hor yimid, iyadoo dadka degaanka ay sheegeen in rasaas xoog leh ay isku weydaarsadeen gudaha degmada Balcad, waxaana la soo weriyay inuu dagaalku dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in xaaladda ay kacsan tahay iyadoo rasaastu istaagtay, waxaana labada dhinac ku dhex jira saraakiisha cidamada dowlada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON