Wednesday, December 11, 2019
More

    Ciidamada Dowladda oo Miinooyin & Waxyaabo Qarxa ku qabtay Magaalada Marko [sawirro]

    Ciidamada dowaldda ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose kusoo qabtay miinooyin fara badan oo kuwa dhulka la geliyo ah.

    Sida ay sheegtay Taliyaha ku xigeenaka ciidamada Booliska Zakiya Hussein waxaa howlgalka lagu qabtay ilaa 12 Miino iyo waxyaabaha qarxa oo Alshabaab ay diyaariyeen, waxaana lagu soo bandhigay goob fagaare ah.

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    131,590FansLike
    1,344FollowersFollow
    3,596FollowersFollow
    131,588FansLike
    1,344FollowersFollow
    3,596FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!