Ciidamada dowladda shaaciyey magacyada horjoogayaasha lagu dilay Kuntunwaarey (Akhriso)

Taliska ciidamada dowladda Federaalka ayaa shaaciyey magacyada horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Sh/Hoose.

Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa saaka Alshabaab kala wareegay degmada Kuntuwaawey, waxaana ciidamada dowladda ay sheegeen inay halkaasi ku dileen horjoogayaal ka tirsan Alshabaab, kaasoo kala ah:

1- Maxamuud Axmed Gaboobe Raage (Daariq) – Madaxa Jugta Culus ee Gobalka Sh/Hoose

2- Khaalid Cumar Sariix – Madaxa Maaliyadda Kuntuwaareey

3- Muxsin Shiikh Cali. – Madaxa Maxkamadda Kuntuwaareey iyo degaanada hoos yimaada

4- Saalaxudiin = Madaxa Jabhadda ka howlgasha Kuntuwaareey

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON