Monday, June 23, 2025

Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo Diyaarado loogu qaaday Magaalada Baydhaba & Sababta oo… [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in qeybihii ugu horeeyay ciidamada ilaalada Madaxtooyada ay gaareen maanta magaalada Baydhaba, iyadoo diyaarad looga qaaday Muqdisho.

Ciidamadan ayaa la sheegay in magaalada Baydhaba loo geeyay xaaladda amniga magaalada oo la filayo inuu tago madaxweyne Madaxweyne C/llaahi Famaajo oo ka qeyb galaya caleemo-saarka madaxweynaha ku soo baxay doorashadii muranka badan hareeyay ee K/Galbeed.

Waxa magaalada Baydhaba hore ugu sugnaa ciidamada booliska ee gaarka ah oo Muqdisho laga diray, waxaana lagu kordhiyey ciidamada madaxtooyada si amniga madaxweynaha ay u sugnaa maalinta uu joogo magaalada Baydhaba.

Ad

Madaxweyne Farmaajo ayaa baajiyey kormeer uu ku tegi lahaa degmada Afgooye ee ku dhow magaalada Muqdisho oo muddo toddobaadyo loo diyaar garoobayey arrimo dhinaca amniga ah iyo tallooyin lag siiyey.

Image may contain: one or more people and outdoorImage may contain: outdoor

Image may contain: outdoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON