Monday, July 7, 2025

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Soomaalida oo saaka isaga baxay Degaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan

Ciidamada dowladda Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa saaka ka baxay degaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan halkaasoo muddo dheer ay gacanta ku hayeen.

ceelcali

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii xalay ay Alshabaab weerar madaafiic ah ku qaaday saldhigyada ciidamada ku lahaayeen halkaasi.

Dadka degaanka ayaa sheegay inay arkeen gadiidka gaashaaman ee Ciidanka Itoobiya oo kasii baxaya halkaa, una jiheystay dhinac magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

ceelcaliWaxaa sii kordhay degaanada ay ka baxayaan ciidamada Itoobiya iyadoo dhowaan ay sidoo kale isaga baxeen degaanka Moqokori oo muddo 2 sano ka badan ay ku sugnaayeen, kadibna ay la wareegeen kooxda Alshabaab.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON