Thursday, June 26, 2025

Ciidamada Itoobiya oo Baydhaba ku qabtay xaflad loogu dabaaldegayo Xuska Ginbot [Sawirro]

Ciidamada Itoobya ee qeybta ka ah AMISOM ayaa magaalada Baydhaba maanta ku qabtay xuska Ginbo oo ah markiii Jabhadii Tigreega EPRDF ay talada dalka Itoobiya la wareegtay.

Xuska sanadkan oo ah sanadguuradii 26-aad ee markii xilka laga tuuray Mingise Haiale-marian ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka tirsan AMISOM oo uu ka mid yahay Taliyaha AMISOM ee reer Jabuuti Cismaan Subagle.

Ciidamada Itoobiya ayaa ka duwan ciidamada kale ee AMISOM waxayna sameeyaan dhaqdhaqaaqyo ka baxsan howsha ay Midowga Afrika ugu xil saaran yihiin.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON