Thursday, May 2, 2024

Madaxweyne Xaaf oo Beri la caleemo-saarayo & Madax ku qulquleysa Magaalada Cadaado [Warbixin]

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee caleema-saarka madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

Munaasabadda oo uu dib u dhac ku keenay shirkii London ee arrimaha Soomaaliya ayaa mar kale dib loogu dhigay safarkii madaxweyne Farmaajo ee Sacuudiga, Jabuuti iyo Qatar.

Madaxda maamul Goboleedyada ayaa lagu wadaa inay berri gaaraan magaalada Cadaado, iyadoo uu maanta tegay Cadaado wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka iyo xubno la socday.

Ad

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu isna tago Cadaado, iyadoo noqoneysa maamul goboleedkii labaad ee uu booqdo intii la doortay, wuxuuna hore u tegay magaalada Baydhaba.

Martida rajada laga qabo inay timaado waa madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo la sheegay inuu aqbalay martiqaadkii loo diray.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON