Thursday, June 26, 2025

Ciidamada Kenya oo soo bandhigay dhalinyaro Kenyaan oo laga soo badbaadiyey Alshabaab [Sawirro]

Ciidamada Kenya ayaa soo bandhigay dhalinyaro Kenya u dhashay oo Alshabaab ay ku tababarayeen gudaha Soomaaliya.

Saraakiisha ciidamada Kenya ayaa sheegay in howlgalka lagu soo furtay dhalinyaradan Kenya u dhashay uu yimid kadib markii qoysaskooda ay telefoono ka duubeen ay ku wadahadleen, lana hubsaday goobta lagu tababarayey oo ahayd Raas-kaambooni, Somalia.

13 dhalinyo oo Kenyaan oo da’doodu u dhaxyeso 18 -34 sano ayay ciidamadu kasoo furteen Alshabaab, iyadoo dib loogu celiyay degaanadii ay kasoo jeedeen ee dalka Kenya, isla markaana  qoysaskooda loo geyn doono marka baaritaan lagu sameeyo.

Qaabka ay Alshaab ugu biireen ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay nin degaanka Marere kasoo jeeda oo lagu magacabao Mohamed Ali, kaasoo u sheegay inuu u hayo shaqo kallumeysi ah kadibna Doon lagu qaaday oo loo geeyay Alshabaab.

 

A-L-SHABAAB RECRUITS

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON