Monday, June 23, 2025

Ciidamada Puntland oo xaalad adag kasoo wajahday weerar ay ku qaadeen Degmada Qandala

Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay ugu dambeyn weerar ku qaadeen degmada Qandala.

Ciidamada Puntland ee weerarka qaaday ayaa saarnaa Doomo dhinaca Badda ka weeraray Qandala, waxaana la soo sheegay in dagaal dhex maray maleeshiyada Daacish ee ku sugan Qandala iyo  ciidamada dhinaca Badda ka weeraray.

qandalaWararka laga helayo dagaalka ayaa ah mid aad u yar, waxaana la sheegay in ciidamada Puntland ay ku adag tahay dagaalka dhinaca Badda oo aanay u baran, halka kooxda Daacish ay difaacyo ka sameysteen xeebka iyo buuraha.

Ad

Degmada qadiimiga ah ee Qandala ayay bishii hore si lama filaan ah gacanta ugu dhigeen kooxda Daacish, waxaana degmada isaga baxay dadkii shacabka ahaa.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON