Sunday, July 13, 2025

Ciidamada Somaliland oo Hotel kala baxay Abuukar Qaad-diid, kadibna ka masaafuriyey Laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay u dhacay Hotel uu magaalada Laascaanood ka deganaa Abuukar Cawaale Qaad-diid oo u ololeeya ka hortagga Qaadka.

Ciidamada ayaa xalay saqdii dhexe kadib tegay Hotelka uu deganaa Abuukar Cawaale, waxayna kala baxeen halkaasi, iyado ku xiray xabsiga Laascanood oo laga sii daayay saaka, isagooloo tarxiilay magaalada Garoowe.

Ciidamo wata Gadiidka dagaalka ayaa Abuukar Cawaale ka gudbiyey xadka Somaliland iyo Puntland, wuxuuna goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, isagoo faahfaahiyey sida wax ugu dhaceen.

Abuukar Cawaale Qaadiiid ayaa u ololeeya Qaadka iyo sidii looga joojin lahaa Soomaaliya, wuxuuna dhowr jeer caqabado kala kulmay maamulka Somaliland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON