Tuesday, June 24, 2025

Ciidamada Xasilinta oo kala eryay Bannaanbaxayaal xiray Wadadda Maka Almukarama [Sawirro]

Ciidamada xasilinta ammaanka caasimadda  ayaa kala eryay dadweyne bannaanbax ka waday magaalada oo gaaray wadadda muhimka ah ee Maka Almukarama.

Dadkaasi oo bannaanbaxooda ka bilaabay jidka Warshadaha ayaa markii danbe qaarkood xireen qeybo ka mida jidka mashquulka badan EE Maka Almakarama, waxaana ka hor yimid ciidamada xasilinta kala eryay.

Dadka bannaanbaxaya ayaa ka careysan xukunka markii labaad ee maxkamadda sare ee ciidamada ay ku riday askarigii dilay wasiirkii howlaha guud Cabaas Siraaje.

SAWIRRO

   

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON