Friday, July 11, 2025

Ciidamo Boolis ah oo loo tababarray ka hortagga Rabshadaha iyo Bannaanbaxyada [Sawirro]

MISOM ayaa  ciidamada Booliska  maamulka K/Galbeed u soo gabagabeysay tababar socday muddo 10 Cisho ah oo la siiyey 30 ka mida Ciidanka Booliska oo ka dhacay magaalada Baydhabo.

Cidamada la tababaray ayaa la farsamooyin ay ka mid yihiin hubinta, xakameynta, qabashada, maareynta dembiyada Dadweynaha, ka hor tagga rabshadaha iyo mudaaharaadyada ay wehliso qalalaasaha.

Isu-duwaha Ciidamada Booliska AMISOM ee deegaanada Koonfurta Galbeed Tresphord Kasale, ayaa sheegay in xubnaha tababarka loo soo xiray loo qalabayn doono si wanaagsan, si ay u maareeyaan ammaanka guud, gaar ahaan goobaha dad weynaha ay ku badan yahiin.


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON