Tuesday, June 24, 2025

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo dhac maalin cad ah ka geystay Muqdisho

Wararka hadda naga soo gaaraya degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ku lebisan dareyska milateriga dowladda Soomaaliya ay dhac baahsan saaka ka geysteen degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.

Ciidamadan ayaa  la sheegay inay weerar ku qaadeen dhow Dukaan kadibna ay ka qaateen alaabo iyo lacag, iyadoo qoryo ku qabtay dadkii ganacsatada ahaa ee dukaamada lahaa.

Waa markii ugu horeysay muddo dhowr sanadood ah oo fal noocaan ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho.

Faahfaahin kale la soco…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON