Ciidamo lagu soo tababarray dalka Jabuuti oo kasoo degay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

0

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo lagu soo tababarray dalka Jabuuti ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Ciidamadan ayaa ahaa Leyli saraakiil, waxayna tababar muddo shan bilood ah ku soo  dhameysteen dalka Jabuuti.

Ciidamadan waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Gen. Axmed Dayib Axmed (Dhegacaleen) iyo Saraakiil  ka tisan Booliska, waxaana loo gudbiyay taliska Booliska oo ay kula kulmeen taliyaha Booliska.

Jabuuti ayaa ka mida dalalka kaalmeeya Booliska Soomaaliyeed, iyadoo lagu tababarro ciidamada iyo saraakiisha Booliska.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com