Thursday, February 27, 2020
More

    Tag: JABUUTI

    Sheekh Shariif & xubnaha Xisbigiisa oo Madaxweynaha Jabuuti kala hadlay Doorashada Soomaaliya ee...

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka mida xisbigiisa ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay...

    Dowladda Jabuuti oo 100 Milyan oo lacagteeda Frank ah ugu deeqday Dadka ku waxyeeloobay...

    Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyey Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliya, iyadoo qeyb labaad oo qalab ah ay soo gaari doonta...

    Furitaanka Barlamanka K/Galbeed oo la joojiyey & Gudoomiyeyaasha Barlamanada Somalia & Jabuti oo ka...

    Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo socdaal ku joogay magaalada Baydhaba ayaa dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho, kadib markii ay socon weyday...

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho, kuna sii jeeda magaalada Baydhaba…

    Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baaralmaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Houmad ayaa goordhoweyd kasoo degay garoonka diyaaadaha magaalada Muqdisho.

    Jaamacadda Carabta oo Jabuuti ku taageeray tartanka Kursiga Golaha Amniga ee Q/Midoobay [Rajadii Kenya...

    Jaamacadda Carabta ayaa si buuxda u taageertay tartanka ay dowladda Jabuuti ugu jirto kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Amniga Q/Midoobay ee...

    Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia oo la kulmay Madaxweyanha Jabuuti

    Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaal wadajir ah ku jooga dalka Jabuuti, waxayna maanta Qasriga madaxtoyada magaalada Djibouti kulan kula...

    Dowladda Somalia oo Jabuuti ku taageereysa Qorshe ka dhan ah Kenya [Ololaha Kursiga Golaha...

    Dowladda Somalia ayaa ku taageereysa Jabuuti sidii ay guuleysan lahayd kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo dalalka Afrika...

    Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyay dalka Jabuuti… (Sawirro)

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiii uu hoggaaminayey ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo booqasho...

    Madaxweyne Farmajo oo u dhoofay Jabuuti & Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ka hadlay...

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta u dhoofay dalka Jabuuti oo socdaal rasmi ah uga bilaabanayo dalkaasi.

    Madaxweynaha Jabuuti oo farriin murugo leh u soo diray Madaxda & Shacabka Soomaaliyeed

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna farriin tacsi ah...

    Madaxweynayasha Somalia & Jabuuti oo xariga ka jaray Dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti [Sawirro]

    Madaxweynayaasha soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah xariga uga jaray dhismaha Safaaradda cusub ee...

    Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo Caawa gaaray magaalada Jabuuti, kuna sii jeeda… [Sawirro]

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo labadii maalmood ee ugu danbeysay ku sugnaa dalka Burundi ayaa caawa gaaray magaalada Jabuuti ee dalka...

    Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle: “Ciidamada Soomaaliya waa difaaci karaan Dalkooda..”

    Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya ay awood u leeyihiin inay difaacaan dalkooda. Isagoo warbaahinta kula hadlay magaalada Jabuuti ayuu sheegay...

    Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti (Sawirro)

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray halkaasi Cutubyo ka tirsan Boliiska Soomaaliyeed.

    Dowladda Jabuuti oo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya u amaantay xayiraaddii laga qaaday dalka Eritrea [Sawirro]

    Waxaa maanta magaalada Adis ababa kulan ku yeeshay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka wadahadaly xiriirka labada...

    Dowladda Jabuuti oo si lama filaan ah u soo dhoweysay Xayiraadda laga qaaday Dalka...

    Dowladda Jabuuti ayaa si lama filaan ah usoo dhoweysay go'aanka Golaha Amniga Qaramada Midoobay uu xayiraadaha uga qaadday dalka Eritrea. War murtiyeed ka soo baxay...

    Sacuudiga oo Magaalada Jeddah ku kulansiiyey Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Eritrea [Sawirro]

    Wararka laga helay magaalad Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in caawa kulan uu halkaasi ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Ertirea. Kulanka labada...

    Boqorka Sacuudiga oo Qaabilaad iyo Qado-sharaf u sameeyay Madaxweynaha Jabuuti [Sawirro]

    Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa qado sharaf u sameeyay wafdi uu hoggaaminayey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho ku jooga dalkaasi. Sida ay...

    Libaax ka baxsaday Xero lagu hayo oo Dad ku dhaawacay Magaalada Jabuuti (Sawirro)

    Libaax ka baxsaday degaanka Degmada Duuda oo 20 KM u jirta caasimadda dalka Jabuuti ayaa waxyeelo u geystay dad ku sugnaa caasimadda dalka Jabuuti. Waxaa la...

    Madaxweynayaasha Somalia & Jabuuti oo telefoon uga wadahadlay isbedella Geeska Afrika

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo khadka taleefanka kuwada hadlay, iyagoo ka wadahadlay  xaaladda amni iyo siyaasadeed ee...
    137,323FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow
    error: Content is protected !!