Tuesday, July 1, 2025

Ciidamo taageersan Madaxweyne Farmaajo oo la wareegay Degmada Buuhoodle

Warark laga helayo magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in ciidamo sheegay inay taabacsan yihiin madaxweynaha Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku heynta magaaladaasi.

Ciidamada oo la sheegay inay ka mid yihiin kuwa degaanka oo ka tirsana milateriga Soomaaliya ayaa sheegay inay taageersan yihiin Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Jeneraalka wata ciidamadan Jen. Cabdifataax Is-diid oo hore uga  tirsanaa Ciidamadii Dowladii hore ee Soomaaluya ayaa caddeeyay inaysan aqoonsaneyn Khaatumo iyo Somaliland midka oo ay qeyb ka yihiin dowladda Soomaaliya.

Xaalada Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa la sheegay inay degan tahay iyadoo xaaladda cusub ee kusoo korortay magaaladaasi laga dareemayo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON