Friday, August 1, 2025

Ciyaaryahan reer Iiraan ah oo ku geeriyooday ciyaaraha Olombikada Naafadda ee Rio [Sawirro]

Orodyahan u dhashay dalka Iiraan oo ka mid ahaa ciyaaryahannada naafada ah ee ka qeyb galaya tartanka Olombikada dadka lixaadkoodu dhiman yahay dalka Brazil.

Bahman Golbarnezhad, oo 48 sano jir ah, kuna tartamayay Baaskiilka wadooyinka buuraha  ee magaalada Rio ayaa mar qura baaskiilka ka dhacay, ninkan oo bilado badan heysatay wuxuu ka jabay qoorta markii uu is xakameyn waayay.

Markii isbitaalka la geeyay ayaa la sheegay inuu u dhintay wadnaha oo istaagay, waxaana tacsi u diray dhammaan ciyaarahahanada naafada ah ee ka qeyb galaya iyo xiriirka adduunka ee ciyaaraha fudud.

DAAWO SAWIRRO

bahmanbahman1bahman2

Gobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON