Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu laabtay magaaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug k dib marki uu Magaalada Muqdisho ugu qeyb galay Shirki Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa sheegay inuu taageersan yahay heshiiska madasha ee qaabka doorashada 2016.
Isagoo ka hadlayay Garoonka diyaaradaha magaalada ayuu sheegay inay nasiib darro ahayd in madaxda maamulada dlka ay ku heshiin waayeen qaabka doorashada, taasoo keentay in dowladda Federaalka go’aan keento ayna ku raacdo beesha caalamka.
DHINACA SARE KA DAAWO
Goobjooge.com