Wednesday, July 2, 2025

C/kariin Guuleed: “Waxaan rabnaa in Gaalkacyo ay hoos tagto hal maamul iyo hal gacan..” [DHAGEYSO]

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo jeediyay in magaalada Gaalkacyo la hoos geeyo hal maamul oo qura.

Isagoo ka hadlayay magaalada Cadaado ayuu sheega inay Gaalkaco tahay magaalada kaliya ee kala qeybsan Soomaaliya, isla markaana uu doonayo in hal maamul iyo hal gacan ay gasho oo ay hesho xasilooni iyo deganaan.

C/kariin Guuleed: Galmudug oo jawaab kulul ka bixisay Eedeyntii Kilinka ShanaadDHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA GALMUDUG

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON