Tuesday, June 24, 2025

C/rashiid M. Gaas: “Waan soo afjarnay dagaalkii Maleeshiyada Axmed Madoobe” (Wareysi xiiso leh)

Goobweyn0814

C/rashiid Macalin Gaas oo ka mida saraakiisha ciidamada Milateriga ee ku sugan Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalkii maanta ka dhacay Goobweyn, isagoo sheegay inay is caabiyeen dagaalkii lagu soo qaaday oo ay dib u celiyeen ciidankii Axmed Madoobe ee weerarka ku soo qaaday.

Sarkaalka ayaa si kulul u canbaareeyay Axmed Madoobe isagoo sheegay inuu yahay nin beeleed oo aanu jirin wax maamul ah oo ka jira magaalada Kismaayo, wuxuuna intaasi ku daray in laba ruux lagu dilay dagaalka, tiro dhaawacyo ahna ay jiraan.

Wareysi kulul oo Radio Risaala la yeeshay Sarkaalkan ka dhageyso halkan

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON