Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan ayaa sheegay in weerar ay maanta ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ay iska caabiyeen, isla markaana ay ka gubeen ciidaamada taabacsan C/weli Gaas, Hal Gaari oo u usaaran yahay qoriga ZUU-ga ayna ku dhaawaceen ciidamo ka tirsan Puntland.
C/samad Maxamed Gallan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Risaala ayaa ka hadlay sababaha ay uga soo horjeedaan maamulka Puntland iyo dagaal.
DHAGEYSO CODKA GALLAN
Goobjooge.com