Thursday, June 26, 2025

C/samad Gallan oo Gaas & Camey ku eedeeyay inay go’doominayaan Puntland [Dhageyso]

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari  C/samad Maxamed Gallan oo mucaarad ku ah dowladda C/weli Gaas ayaa ka hor yimid go’aanka Puntland ku joojineyso isu socodka Puntland iyo Koonfurta Soomaaliya.

Tallaabadaas ayuu ku tilmaamay inay tahay tallaabo ka dhan ah midnimada umadda Soomaaliyeed, wuxuuna C/weli Gaas iyo Camey ku eedeeyay inay wadaan qorshe ay ku go’doominayaan Puntland.

Ganacsiga Puntland ayuu sheegay inuu gaaro ilaa magaalada Kismaayo, haddii ay dhacdo in Gaalkacyo ay Puntland ku joojiso gaadiidka Koonfurta ay keeni karto tallaabo la mida.

Dhageyso Gallan

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON