Wednesday, July 16, 2025

Cumar C/rashiid iyo wafdi Itoobiyaan ah oo ku sii jeeda Dhuusamareeb [Akhri sababta]

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake  iyo wafdi Itoobiyaan ayaa la sheegay inay ku sii jeedaan magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.

Ujeedka socdaalka labada dhinac ayaa lagu sheegay qorshe lagu doonayo in heshiis looga dhex dhaliyo maamulka Galmudug iyo Ahlu suna oo ay Itoobiya ka soo shaqeysay.

Maamulka Ahlu suna ayaa ka horjeeda maamulka Galmudug ee dowladda Federaalka iyo Beesha caalamka ay taageeraan, waxaana hore u fashilmay dadaallo ay ka dhex waday labada dhinac dowladda Itoobiya.

Ahlu sunna ayaan qeyb ka ahaydn xaaladda kala guurka ah iyo doorashada 2016, waxaana hadda socda sidii loogu qancin lahaa inay ku biiraan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON