Monday, June 23, 2025

Cumar Filish oo xilkii ka qaaday Guddoomiye Degmo, una magacaabay walaalkiis

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, isagoo magacaabay nn kla dhashay guddoomiyaha degmada.

Guddoomiyaha degmada Wadajir ayaa loo magacaabay Bashiir Maxamed Cali, iyadoo xilkaasina qaaday Guddoomiyihii hore ee degmadaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cali oo ay wada dhasheen guddoomiyaha cusub.

Arrintan ayaa noqoneysa markii ugu horeysay ee magacaabis noocaas ahi ay ka dhacdo maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo guddoomiyaha xilka laga qaaday uu ka tirsnaa xoogagga Wadaniyiinta ee taageera Madaxweyne Farmaajo, waxaana khilaaf u dhaxeeyay Guddoomiye Cumar Filish iyo madaxda xoogagga wadaniyiinta.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON