Monday, June 23, 2025

C/weli Gaas: “Haddaan KMG ka baxnay maxaa Kay & Keating noo hor joogaan….” [DHAGEYSO]

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay

in arrimaha Soomaaliya ay weli gacmaha kula jiraan ajnabi iyo wakiilada beesha caalamka.

Isagoo ka hadlayay munaasabadda xuska 18 guurada aas-aaskii Puntland ayuu sheegay  25 sano kadib ay Soomaaliya  ka baxday KMG-kii, balse ay arrimaheeda faraha kula jiraan ajnabi isagoo carrabaabay Wakiilkii hore ee Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo midka cusub  Nicholad Kay iyo  Micheal Keating.

Ad

DHAGEYSO C/WELI GAAS

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON