Wednesday, June 25, 2025

C/weli Gaas & ilaaladiisa oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho

Wafdi uu horkacayo Madaweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa galabta lagu  soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay la socdaan wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

C/weli Gaas oo saxaafadda kula hadlay Garoonka Aadan Cadde ayaa sheegay inay ka qayb galayaan shirka madaxwaynayaasha mamuladda iyo kuwa DFS oo Muqdisho ka furmaya kaasoo looga hadlayo geeddi socodka iyo hanaanka doorashada 2016, wuxu sheegay inay muddo saddex cisho ah ku suganaan doonaan magaalada Muqdisho.

Sida caadada u ah C/weli Gaas waxa wafdigiisa ka mid ahaa ciidamada ilaalada u ah oo gaaraya lix askari, waxaana fekrado kala duwan laga qabaa sababta C/weli Gaas ku kaliftay inuu ciidamo u soo kaxeyso Muqdisho mar kastoo uu booqanayo.

DAAWO SAWIRRO

IMG_9874

IMG_9876

0J1A4686

 

0J1A4690

0J1A4694

0J1A4732

0J1A4761

0J1A4789

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON