Monday, July 14, 2025

C/weli Gaas: “Imaaraadku waa mudan yahay inaan u mahadcelino… dowladda Soomaaliyana…” [DHAGEYSO]

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu soo laabtay Garoowe, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha iyo weftigiisa.

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaraha Kanooko ee magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, Masuuliyiin ka tisan goloyaasha Dawladda Puntland.

C/weli Gaas ayaa sheegay in dowladda Imaaraadka Carabta ay mahadcelin weyn u hayaan, ayna yihiin cidda ka taageerta ciidamada Badda Puntland, ayna qeyb ku mahaayeen markabkii laga badbaadiyay burcad badeedka dhowaan.

Madaxweynaha Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii danbe sheegay inuu soo dhoweynayo dhimaha xukuumadda Federaalka Soomaliya, isla markaana hore u balanqaaday in ay si dhow ula shaqaynayaan.

Dhageyso 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON