Friday, July 11, 2025

C/weli Gaas iyo ciidamo uu wato oo ka degay Magaalada Muqdisho [SAWIRRO]

Madaxweynaha maamul goboleeda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi la socda ayaa galabta ka degay

Garoonka diyaaradaha ee Adan Cabdulle Airport, iyadoo ay wehliyaan ciidamo dhan horin (10 nin)  oo aalaaba uu kaxeyso marka uu Muqdisho tegayo.

Gaas isla markii uu garoonka Muqdisho tegay waxaa kulan isla garoonka ugu yeeray ku xigeenka Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo aan la shaacin wixii ay ka wadahadleen, waxayse xubnaha wafdiga Gaas sheegeen in kulanku ku saabsanaa xaalada kala guurka ee Soomaaliya iyo doorashada lagu wado inay Soomaaliya ka dhacdo.

Madaxweynaha Puntland ayaa ka qeyb galaya shirka madaxda Soomaalida ee Madasha Qaran la baxay uga furmi doona magaalada Muqdisho.

DAAWO SAWIRRO

Gaas-Muqdisho4

Gaas-Muqdisho

Gaas-Muqdisho1

Gaas-Muqdisho2

Gaas-Muqdisho3

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON