Monday, June 23, 2025

C/weli Gaas oo abaalmarin lacageed qiime leh guddoonsiiyay Ciyaartoyda Xulka Puntland

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa la sheegay inuu abaal marin lacageed guddoonsiiyay

ciyaartoyda xulka Puntland ee dhowaan ku guuleystay koobkii maamulada dalka ee Muqdisho ka dhacay iyo mas’uulkiyiinta kooxda.

Abaal marinta lacageed oo kooxda lagu guddoonsiiyay  xafladii  sanadguurada 18aad ee kasoo wareegtay aasaaskii  maamul goboleedka Puntland ee xalay ka dhacday magaalada Gorowe, waxaana la sheegay in ciyaaryahan kasta la  siiyay 1,000 dollar.

Ad

Soo dhoweyn balaaran ayaa kooxda Puntland loogu sameeyay magaalada Garowe iyadoo ay garoonka Kanoko ee duleedka Garowe ay uga hortageen madaxda Puntland.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON