Friday, June 27, 2025

C/weli Gaas oo gaaray Gaalkacyo, kana hadlay xaaladda dagaal ee Gaalkacyo [DHAGEYSO]

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo isagoo ka hadlay xaaladda colaadeed ee ka taagan.

C/weli Gaas ayaa sheegay inuu Gaalkacyo u tegay sidii colaadda Gaalkacyo ee soo noqnoqotay loogu heli lahaa xal waara oo lagu wada noolaado, wuxuuna intaasi ku daray inay filayaan madax ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada inay imaan doonaan Gaalkacyo.

DHAGEYSO

Dhinaca kale waxaa magaalada Gaalkacyo isla maanta gaaray madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed oo isna lagu wado inuu qeyb ka qaato wadahadalka xalinta colaadda magaalada Gaalkacyo.

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON