Friday, July 4, 2025

C/weli Gaas oo la geeyay Warshada Hubka ee Itoobiya [SAWIRRO]

Madaxweynaha Puntland oo toddobaadkii labaad ku sugan dalka Itoobiya ayaa la geeyay Warshadda hubka sameysa ee dalka Itoobiya, isagoo lagu wareejiyay qeybaha hubka ee warshadaasi soo saarto.

C/weli Gaas ayaa dhowaan ka codsaday Itoobiya taageero hub iyo tababar ay siiso ciidamada maamulkiisa kadib markii Alshabaab weerar ku qaaday degaanada mamulkiisa.

Cabdi weli Gaas oo noqday mas’uulka ugu horeeya ee Soomaaliya oo ugu badsada tegitaanka Itoobiya ayaa sanadkan gudihiisa Itoobiya booqday ilaa afar jeer.

Daawo Sawirada

67812345

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON