Thursday, June 26, 2025

C/weli Gaas: “Shabaab, Daacish, Federaalka & Galmudug ayaa Puntland ku soo duulay…” DHAGEYSO

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Puntland ay duullaan ku soo qaadeen isbaheysi ka kooban afar kooxood oo wadajira.

Isagoo ka hadlayay degaanka Carmo ee Gobolka Bari ayuu  ku dooday in dagaalka duullaan lagu Puntland laakiin ay is difaaci doonto.

DHAGEYSO: Suldaan C/casiis Afgaduud oo kashifay sababta C/weli Gaas u hurinayo dagaalka Gaalkacyo [Xasaasi] 

CWELI GAAS

“Waxay mareysaa maanta in Shabaab, Daacish, Federaalka iyo maamul goboleed aan sharci ahayn inay baheysteen oo Puntland ku soo  duulaan” ayuu yiri C/weli Gaas oo caddeeyay in Puntland isku filan tahay oo is difaaci doonto, isla markaana wadan doonto horumarkeeda.

Dhageyso C/weli Gaas.

00:00


Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON