Monday, June 23, 2025

C/weli Qanyare oo dib u helay Kursigii beeshiisa ee Baarlamaanka Soomaaliya

Iyadoo doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya dib looga bilaabay maanta ayaa waxaa dib u hantay kursiga Aqalka sare C/weli Maxamed Qanyare.

Kursiga 19-aad ee cadaado wuuxu ahaa kursiga Beesha Murusade/Foolculus/Hilibi, waxaana ku guuleystay Cabdiweli Maxamed Qanyare oo helay 48 cod, halka Musharaxii la tartamayey Bashiir Cali Cadow uu helay 1cod, hal codna wuu xumaaday, Ergada codbixinta ka qeybgashay ayaa ahyad 50 ergo.

cweli-qanyareC/weli Maxamed Qanyare ayaa kursiga Baaralmaanka hore uga dhaxlay aabihii Maxamed Qanyare oo ka mid ahaa hogaamiyeyaasha Muqdisho kadib xanuuno la soo dersay, waxaana lagu tilmaamaa xildhibaan aan ka shar yareyn aabihii, iyadoo ay dhowr jeer isku dhaceen isaga iyo ciidamada NISA.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON