Saturday, June 28, 2025

C/xakiin Camey: “Wixii aan Xamar ku arkay waan la ilmeyn gaaray, Dalkan Ajnabi baa heysta…” [DHAGEYSO]

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa si naxdin leh uga hadlay xaaladda Muqdisho iyo sida dowladda Soomaaliya ugu hoos jirto awood ka weyn.

Wuxuu sheegay inuu la ilmeyn gaaray wixii uu Xamar ku arkay oo ay ka mid tahay in madaxweynihii Qaranka uu safiir dhalinyar ah oo shisheeye farta ugu yeerayo, isla markaana aanay dowlad ah Soomaalidu gacanta ugu jirin.

“Dalkan waa la heystaa ajnabi baa heysa…., marka qof Soomaaliyeed uu tago Muqdisho waxa ka jira arko calool xumo ayaa ku dhaceysa..” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON