Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Dhaarinta xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

Dhaarinta xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ah kii 10-aad ayaa ka socota magaalada Muqdisho.

Dhaarinta wxaa la wareegay Gudodomiyaha maxkamadda Sare iyadoo meesha laga saaray qorshihii ahaa in Xogheynta Baarlamaanka ay Wadaad u magacawdo dhaarta sidii hore loo shaaciyay.

Xubno isugu jira Madaxda dowladda Soomaaliya, kuwa maamulada dalka iyo Safiiro ka socda beesha caalamka ayaa ka qeyb galaya Xafladda dhaarinta xildhibaanada.

Kalfadhigii koowaad ee Baarlamaanka wadajira ayaa waxaa guddoomin doona qofka ugu da’da weyn.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON