Friday, July 11, 2025

Daacishta Soomaaliya oo shaacisay inay Daacad u tahay Hoggaamiyaha cusub ee Daacish

Ururka Daacish qeybta Soomaaliya ayaa shaacisay nay u hoggaansan tahay oo ah Ballan (Beyca) cusub la gashay hoggaamiyaha cusub ee Daacish Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Quraysh oo bedelay hoggaamiyihii hore ee ciidamada Mareykanka ay howlgalka ku dileen Abubakar Albaqdadi.

.Qoraal iyo muuqaallo ay ku faafiyeen boggaTelegram-ka ayaa waxaa ka muuqda dagaalyahanno muujinaya inay u hoggaansan yihin hoggaamiyaha cusub ee Daacish Abu Ibrahim Alqurashi, waxayna ka mid noqdeen qeybaha Daacish ee dunida oo dhan oo qeyb kasta ay si gaara u shaacisay inay hoggaansantahay hoggaamiyaha cusub ee Daacish.

Daacishta Soomaaloya ayaa waxaa hoggaamiya Sheekh C/qaadir Muumin oo hore Alshabab, waxaana ka mida dagaalamayaal lagu qiyaaso 200 ilaa 300 oo fariisimo ku leh Gobolka Bari ee Puntand. Somalia.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON