Wednesday, June 25, 2025

Daadad ku rogmaday Degmada Qardho oo dhaliyey Qasaare Naf & Hanti leh (Sawirro)

Daad culus oo xalay ku fatahay degmada Qardho ee Gobolka Bari ayaa sababay qasaare weyn oo isugu jira dhimasho iyo hanti ku burburtay.

Wararka ayaa sheegaya inay magaalada ku dhinteen lix qof oo isugu jira saddex caruur ah iyo saddex kale oo dad wawaeyn ah sida uu sheegay duqa magaalada Qardho Cabdi-Siciid Cismaan Dheere, oo xaqiijyey in daadka ay la tageen oo la’ yahay ilaa 7 qof oo kale.

Daadadka oo ahaa kuwo waaweyn ayaa burburiyey Guryo fara badan iyo goobo ganacsi, waxayna qaadeen hanti fara badan oo ay lahaayeen qoysaskii deganaa degmada, iyadoo boqlaal dad ah aysan heysan Guryo ay u hoydaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON