Thursday, June 26, 2025

DAAWO VIDEO: Ninkii maleegay Qarixii lagu khaarijin lahaa Wasiirka Arrimaha Bulshada Jubbaland

Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay askari la sheegay inuu kamid ahaa ciidamadii ilaalada u ahaa wasiirka arrimaha bulshada maamulkaasi  Macalin Maxamed Ibrahim, laakiin la shaqeynayay Al-shabaab oo lagu eedeeyay inuu gaarigiisa qarax ugu xiray.
Saraakiisha amaanka ee Jubbaland ayaa ninkan ku sheegay dhagar qabe uu adeer u ahaa wasiirka laga war helay qorshihiisa isagoo telefoon kula hadlaya ragga soo dirsaday.

Dhinaca sare ka daawo Video

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON